School Management System
Aqoonkaal
Adeega Aqoonkaal waa database online ah kuna qoran afka soomaaliga laguna maareyo hawlaha guud ee iskuulada, xanaada iyo dugyada.
![dashboard.png dashboard.png](https://kaafiye.com/wp-content/uploads/2022/11/dashboard.png)
Astaamaha Adeegga
Qaar ka mid ah xulka astaamaha adeega kaaliye
![01-landings-da-services.png](https://kaafiye.com/wp-content/uploads/2022/11/01-landings-da-services.png)
- Diiwaangelinta Xarumaha Iskuulka (Branches).
- Diiwaangelinta Heerarka iyo Fasalada Iskuulka.
- Diiwaangelinta Waalidiinta Ardayda.
- Diiwaangelinta Hay’adaha Kheyriga ah (Ardayda ka masuul ah).
- Diiwaangelinta Ardayda.
- Isku darida 2 Fasal iyo Kala qeybin Fasal.
- Bedelka Ardayda Gudaha iyo Banaanka (Internal & External).
- Diiwaangelinta Sanad dugsiyeed Cusub.
- Diiwaangelinta Xiisad cusub.
- Diiwaangelinta Maado cusub.
- Diiwaangelinta Cutub Cusub.
- Diiwaangelinta Qorshe Cashir.
- Diiwaangelinta class formmaster.
![02-landings-da-services.png](https://kaafiye.com/wp-content/uploads/2022/11/02-landings-da-services.png)
- Diiwaangelinta Nuucyada Lacagaha (Monthly,Exam,Roll No).
- Dallacaada Ardayda Lacagaha Billaha ah (Qaansheegad).
- Dallacaada Lacagaha Imtixaanka,Roll No, IWM.
- Dallacaada Ardayda (Fasal).
- Lacag qabashada Ardayda.
- Reesto Dallacid.
- Kansal Dallacaad.
- Lacag Qabasho by waalid.
- Reestada Ardayda.
- Reestada by waalid.
![03-landings-da-services.png](https://kaafiye.com/wp-content/uploads/2022/11/03-landings-da-services.png)
- Daabacaada Kaarka Imtixaanka.
- Diiwaangalinta Maada Kasta iyo Natiijada Ugu badan iyo Mida lagu dhacayo.
- Diiwaangalinta Nuucayada Imtixaanka.
- Diiwaangalinta Hall Cusub.
- ku Match gareynta Hall Ardayda.
- ku Match gareynta macalin maado.
- Ku shubida Natiijada Ardayda.
- Daabacaada Natiijada Ardayda.
- Daabacaada Natiijo Arday marksheet.
- Isku darka Natiijada Nuucyada Imtixaanaadka.
- Kalareynta Natiijada Dhacida xiliga Daabacaada.
- Bedel Natiijo Ardayda.
- Passcard by student.
- xirida/furida imtixan App.
- Tir Natiijo Fasal.
![04-landings-da-services.png](https://kaafiye.com/wp-content/uploads/2022/11/04-landings-da-services.png)
- Diiwaangelinta Account Cusub.
- Liiska Qasnadaha.
- Caddeenta Qasnadda.
- Lacag Kala Warejin.
- Lacagaha La Wareejiyay.
- Journal Entry.
- Journal Report.
- TRIAL BALANCE.
- Income Statement.
- Balancesheet.
![05-landings-da-services.png](https://kaafiye.com/wp-content/uploads/2022/11/05-landings-da-services.png)
- Diiwaangelinta Nuucyada Anshaxa.
- Diiwaangelinta Dhacdooyinka Ardayda.
- Diiwaangelinta Maqnaashiyaha Ardayga (Fasax, Daahid iyo Cudur daar la’aanba).
- Cadeyn Anshaxa Ardayga.
- Maqnaanshaha Ardayda.
- Xaadirin Ardayda.
- Xaadirin imtixaan Ardayda.
- Diiwangelinta Jago cusub.
- Diiwaangelinta Heerka Shaqaalaha.
- Diiwaangelinta Shaqaale Cusub.
- Diiwaangelinta Kharsahka la bixiyay iyo faafahintiisa.
- Dallacaad iyo Bixinta Mushaaraadka shaqaalaha.
- Lasocoshada Mushaarka u haray shaqaalaha.
- kalaabashada lacag bixinta mushaarka.
- Diiwaangelinta Habdhaqan Macalin.
- Liiska H.DH.Macalinka.
- Liiska H.DH.Macalinka.
- Xaadirin shaqale.
- Liiska Maqnaashaha Shaqaalaha.
- Xaadiri macalin.
- Liiska Maqnaashaha macaliminta.
- Cadeynta maqnaashaha shaqaalaha.
- Diiwaangelinta User cusub.
- Ogolaashiyaha qeybaha uu ka isticmaalayo Databaseka.
- Ogolaashiyaha Maalamaha iyo sacadaha uu isticmaali karo.
- Ogolaashiyaha. Xarumaha uu userka isticmaali karo.
- Xayiraada Adeegsadaha iyo kasaarista Databaseka.
- Cusbooneysiinta. Passwordka Userka (Reset Password).
- Lasocoshada Adeegsadaha Online ka ah iyo Offline.
- Adeegsadayaasha.
- Ogolaashiyaha Heerka uu userka isticmaali karo.
- Ogolaashiyaha Fasalka. uu userka isticmaali karo.
- Ogolaashiyaha. Maadooyinka uu userka isticmaali karo.
- Bedelida Linkiyada Barnaamijka (Change Menu).
- Kala wareejinta iyo Habeynta Linkyada (Organize Menu).
- Bedelida Hagida Adeegsadaha (Change Form Labels).
- Lasocoshada Maaliyada Ardayga.
- Lasocoshada Imtixaanaadka Ardayga.
- Lasocoshada Maqnaashiyaha Ardayga.
- Lasocoshada Anshaxa Ardayga.
- Ka xaadirin fasal.
- Liiska Ardayda FasalFasal ah (Students by Class).
- Liiska Lacagaha la dallacay FasalFasal iyo Guud ahaan.
- Warbixin Guud oo ardayga kusaabsan (Macamuulaamdkiisa, Maaliyadiisa, Imtixaanaadkiisa, Maqnaashiyahiisa iyo Anshixiisa) oo waalidka loo daabaco.
- Liiska Lacagaha la qabtay FasalFasal iyo Guud ahaanba.
- Liiska Ardayda Bedelatay, Tagtey iyo kuwa Jooga.
- Liiska Ardayda dhowr bil Lagu dallacin ama Bixinin Lacag.
- Liiska Fasalada iyo tirada Fasal kasta dhigata (Lab iyo Dhedig).
- Liiska Shaqaalaha iyo Mushaaraadkooda.
- Liiska Kharashaadka la bixiyay.
- Fariin dalacad ogeysiis.
- Fariimo loo diri karo waalidka iyo ardayga sida (soo dhaweyn,lacag dalacaad,lacag bixin,xaadirinta,ogeeysiis & IWM).
- Warbixinta Qorshe Cashir.
- Liiska Ardayda Qalinjabisay.
![cta.png cta.png](https://kaafiye.com/wp-content/uploads/elementor/thumbs/cta-pxk69ee11q4wlbeb21ucvc6p1u8fmy7shjmn9nhwmk.png)
Get in Touch
Have a project in mind? To request a quote contact us directly or fill out the form and let us know how we can help.
Contact Info
90+
Successful Software Projects
24/7~365
Support team
10k
Happy customers