School Management System

Aqoonkaal

Adeega Aqoonkaal waa database online ah kuna qoran afka soomaaliga laguna maareyo hawlaha guud ee iskuulada, xanaada iyo dugyada.

dashboard.png

Astaamaha Adeegga

Qaar ka mid ah xulka astaamaha adeega kaaliye

01-landings-da-services.png
  • Diiwaangelinta Xarumaha Iskuulka (Branches).
  • Diiwaangelinta Heerarka iyo Fasalada Iskuulka.
  • Diiwaangelinta Waalidiinta Ardayda.
  • Diiwaangelinta Hay’adaha Kheyriga ah (Ardayda ka masuul ah).
  • Diiwaangelinta Ardayda.
  • Isku darida 2 Fasal iyo Kala qeybin Fasal.
  • Bedelka Ardayda Gudaha iyo Banaanka (Internal & External).
  • Diiwaangelinta Sanad dugsiyeed Cusub.
  • Diiwaangelinta Xiisad cusub.
  • Diiwaangelinta Maado cusub.
  • Diiwaangelinta Cutub Cusub.
  • Diiwaangelinta Qorshe Cashir.
  • Diiwaangelinta class formmaster.

02-landings-da-services.png
  • Diiwaangelinta Nuucyada Lacagaha (Monthly,Exam,Roll No).
  • Dallacaada Ardayda Lacagaha Billaha ah (Qaansheegad).
  • Dallacaada Lacagaha Imtixaanka,Roll No, IWM.
  • Dallacaada Ardayda (Fasal).
  • Lacag qabashada Ardayda.
  • Reesto Dallacid.
  • Kansal Dallacaad.
  • Lacag Qabasho by waalid.
  • Reestada Ardayda.
  • Reestada by waalid.

03-landings-da-services.png
  • Daabacaada Kaarka Imtixaanka.
  • Diiwaangalinta Maada Kasta iyo Natiijada Ugu badan iyo Mida lagu dhacayo.
  • Diiwaangalinta Nuucayada Imtixaanka.
  • Diiwaangalinta Hall Cusub.
  • ku Match gareynta Hall Ardayda.
  • ku Match gareynta macalin maado.
  • Ku shubida Natiijada Ardayda.
  • Daabacaada Natiijada Ardayda.
  • Daabacaada Natiijo Arday marksheet.
  • Isku darka Natiijada Nuucyada Imtixaanaadka.
  • Kalareynta Natiijada Dhacida xiliga Daabacaada.
  • Bedel Natiijo Ardayda.
  • Passcard by student.
  • xirida/furida imtixan App.
  • Tir Natiijo Fasal.

04-landings-da-services.png
  • Diiwaangelinta Account Cusub.
  • Liiska Qasnadaha.
  • Caddeenta Qasnadda.
  • Lacag Kala Warejin.
  • Lacagaha La Wareejiyay.
  • Journal Entry.
  • Journal Report.
  • TRIAL BALANCE.
  • Income Statement.
  • Balancesheet.

05-landings-da-services.png
  • Diiwaangelinta Nuucyada Anshaxa.
  • Diiwaangelinta Dhacdooyinka Ardayda.
  • Diiwaangelinta Maqnaashiyaha Ardayga (Fasax, Daahid iyo Cudur daar la’aanba).
  • Cadeyn Anshaxa Ardayga.
  • Maqnaanshaha Ardayda.
  • Xaadirin Ardayda.
  • Xaadirin imtixaan Ardayda.

  • Diiwangelinta Jago cusub.
  • Diiwaangelinta Heerka Shaqaalaha.
  • Diiwaangelinta Shaqaale Cusub.
  • Diiwaangelinta Kharsahka la bixiyay iyo faafahintiisa.
  • Dallacaad iyo Bixinta Mushaaraadka shaqaalaha.
  • Lasocoshada Mushaarka u haray shaqaalaha.
  • kalaabashada lacag bixinta mushaarka.
  • Diiwaangelinta Habdhaqan Macalin.
  • Liiska H.DH.Macalinka.
  • Liiska H.DH.Macalinka.
  • Xaadirin shaqale.
  • Liiska Maqnaashaha Shaqaalaha.
  • Xaadiri macalin.
  • Liiska Maqnaashaha macaliminta.
  • Cadeynta maqnaashaha shaqaalaha.

  • Diiwaangelinta User cusub.
  • Ogolaashiyaha qeybaha uu ka isticmaalayo Databaseka.
  • Ogolaashiyaha Maalamaha iyo sacadaha uu isticmaali karo.
  • Ogolaashiyaha. Xarumaha uu userka isticmaali karo.
  • Xayiraada Adeegsadaha iyo kasaarista Databaseka.
  • Cusbooneysiinta. Passwordka Userka (Reset Password).
  • Lasocoshada Adeegsadaha Online ka ah iyo Offline.
  • Adeegsadayaasha.
  • Ogolaashiyaha Heerka uu userka isticmaali karo.
  • Ogolaashiyaha Fasalka. uu userka isticmaali karo.
  • Ogolaashiyaha. Maadooyinka uu userka isticmaali karo.

  • Bedelida Linkiyada Barnaamijka (Change Menu).
  • Kala wareejinta iyo Habeynta Linkyada (Organize Menu).
  • Bedelida Hagida Adeegsadaha (Change Form Labels).

  • Lasocoshada Maaliyada Ardayga.
  • Lasocoshada Imtixaanaadka Ardayga.
  • Lasocoshada Maqnaashiyaha Ardayga.
  • Lasocoshada Anshaxa Ardayga.
  • Ka xaadirin fasal.

  • Liiska Ardayda FasalFasal ah (Students by Class).
  • Liiska Lacagaha la dallacay FasalFasal iyo Guud ahaan.
  • Warbixin Guud oo ardayga kusaabsan (Macamuulaamdkiisa, Maaliyadiisa, Imtixaanaadkiisa, Maqnaashiyahiisa iyo Anshixiisa) oo waalidka loo daabaco.
  • Liiska Lacagaha la qabtay  FasalFasal iyo Guud ahaanba.
  • Liiska Ardayda Bedelatay, Tagtey iyo kuwa Jooga.
  • Liiska Ardayda dhowr bil Lagu dallacin ama Bixinin Lacag.
  • Liiska Fasalada iyo tirada Fasal kasta dhigata (Lab iyo Dhedig).
  • Liiska Shaqaalaha iyo Mushaaraadkooda.
  • Liiska Kharashaadka la bixiyay.
  • Fariin dalacad ogeysiis.
  • Fariimo loo diri karo waalidka iyo ardayga sida (soo dhaweyn,lacag dalacaad,lacag bixin,xaadirinta,ogeeysiis & IWM).
  • Warbixinta Qorshe Cashir.
  • Liiska Ardayda Qalinjabisay.

Ready to get started?

Take Your Business to the Next Level

cta.png

Get in Touch

Have a project in mind? To request a quote contact us directly or fill out the form and let us know how we can help.

Contact Info

Please enter your name!
Please enter your phone number!
Please provide a valid email address!
Please enter you message!

90+

Successful Software Projects

24/7~365

Support team

10k

Happy customers

Top